Hooyo Dil iyo dhaawac u geesatay Rag kufsi u geesanayay Gabar ay dhashay (Sawirro)

Haweeney lagu magacaabo Nokubonga Qampi ayey shacabka dalka Koonfur Afrika u aqoonsadeen “Hooyadii libaaxadda ahayd”, kadib markii ay dishay mid kamid ah saddex rag ah oo fal kufsi ah kula kacay gabadheeda, halka kuwii kalena ay dhaawacday. Waxaa lagu soo oogay dacwad dil ah, hase yeeshee, shacabka oo kacdoon sameeyay awgeed ayey dacwad oogeyaasha u … Continue reading Hooyo Dil iyo dhaawac u geesatay Rag kufsi u geesanayay Gabar ay dhashay (Sawirro)